Taleefan Android midka ugu rakhiisan waa seddex doolar arag

Freedom 251 free
Freedom 251
Maanta arbacada ah shirkad hindi ah ayaa soo bandhigtay taleefanka ugu jaban aduunka oona ah smart phone lacagtiisana ma gaarayso 4 doolarka maraykanka , shirkadda Ringing Bells waxay sheegtay taleefanka ay soo saartay lagu magacaabo Freedom 251, waana didaamka the Android, hadda waxaa la gadayaa lacag gaaraysa 3.66 doolar seddex doolar waa lacag aad u yar, wuxuu oqonayaa taleefanka ugu rakhiisan aduunka, shaashadda waxay la egtahay 4 inshi wuxuu wataa labo kamira mid hore iyo mid gadaal
taleefan
Freedom 251

taleefn phone Freedom 251
mobile ka ugu raqiisan

 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes