Sawirka cabdirashiid iyo siyaad barre lixdameeyada

sawir siyaad barre
Siyaad barre iyo cabdirashiid
Inqilaab ama afgambi ayuu ku qabsaday madaxweynihii hore ee soomaaliya maxamed siyaad barre marka la dilay madaxweynaha lagu magacaabi jiray cabdi rashiid sharmarke, sawirkan oo laga helay arshiifka sawirada soomaliyeed waxaa ka muuqda sawirka madaxweynaha hore siyaad barre iyo midka ka horreeyay cabdirashiid waad u jeedaa siyaad barre inuu wato surwaal dabagaab, marka la dilay cabdi rashiid siyaad barre wuxuu sameeyay afgambi wuxuu ku dhawaaqay kacaanka soomaalieed, isla sanadkaas macamar alqadaafi isagana wuxuu la wareegay xukunka marka uu afgambiyay boqorka libaya, sawirkan waa sawir tilmaamaya balada soomaali meesha ay ka soo bilaabatay
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes