Qadaamooyinka sucuudiga loo wado maxay la kulmi karaan

Dhabta marka laga hadlo dalka sacuudiga aad baa loogu gumaystaa dumarka khaddaamooyinka, waxaa laga yaabaa in lagu xadgudbo noloshooda iyo sharaftooda, qaar sacuudiyaanka naagaha waxay ku sameeyaan waxyaalo aad u foolxun, marka gabdhahan oo danta u geysay  waxay og yihiin dhabta ka jirta dalka sacuudiga iyo dhibka yaalla, waxay u soo duubeen gabdha ku imaan rabta visa oo ay dowladda soomaali soo dhamaysay inay dhib weyn kala kulmi karaan daawo
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes