Noocyada hantida ay ukala baxdo xagga diinta

Noocyada hantida ay ukala baxdo xagga diinta
Maalka wuxuu u kala baxaa  marka loo eego xaaraannimada iyo xalaalnimada afar nooc 

midka koowaad: maal aad xaaraan ku keentay sida ribada iyo beenta iyo tuuganimada iwm. oo marka meel xaaraan aad gelisay sida khamrada iyo macsiyada.

midka labaad: maal xaaraan oo aad ku bixso meel xalaal ah sida maal kaa soo galay shaqo xaaraan ah markaas aad geliso meel xalaal ah sida xaj inaad ku aaddo oo kale ama ilmahaaga aad ku quudiso.

midka seddexaad: maal xalaal ah oo aad geliso meel xaaran sida maal kaa soo galay waddo xalaal ah ama shaqo xalaal ah marka  oo aad geliso meel xaaraan, sida inaad khamri ku cabto ama naag xaaraan ah aad ku fuusho.

midka afaraad: maal xalaal oo aad geliso meel xalaal ah, siddexda hore aan soo sheegnay denbi ayaa laga qaadayaa. waxaa keliga denbi laga qaadaynin midka afraad
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes