Ninkii guursaday gabadha Siiriyaanka sawiradiisa

Nin soomaali oo maanta guursaday gabar syrian ah, ninkaas oo lagu magacaabo Abdurahman Abdullahi Haji Dabcasar

Naagaha syriyanka oo lagu tiriyo naagaha carabta kuwa ugu quruxda badan oo haddana nimankooda aad uga dambeeya, arrintan waxay dersi u  tahay gabdhaha soomaaliyeed oo dibadaha ku nool oo nimankooda raba inay gumaystaan, ragga waakana waxay bilaabeen inay u cararaan syriya, waayo Syria dagaal sokeeye ayaa ka socda sidaa awgeed nagahaas guurkooda aad buu u fudud yahay hadda, sidoo kale marka aad aragto dalalka masar iyo jordan iyo lebnon aad baa loogu guursadaa
somali syriyan guur

ninka guursday gabar syriyan
aabbaha gabadha


nin somali naag carab guursadaynaagta carabta oo la guursado
Ninkii guursaday gabadha Siiriyaanka sawiradiisa

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes