Mucaaradka xasan sheekh oo soo badanaya daawo gabartan

Mucaarad xasan sheekh oo soo mbadanaya daawo gabartan 22

xaliimo sacdiyo

Maalmahan waxaa soo batay dadka ka soo horjeeda madaxda soomaaliyeed guud ahaan gabadhan waxay hadal u soo jeedinaysaa madaxda dalka soomaaliya iyo madaxweynaha xasan sheekh maxamuud, waxay ku tilmaantay inay madaxda qiima jabeen gaar ahaan madaxweynaha xasans sheekh markuu tagay dalka kenya oo uu u sujuuday qabriga ciidamada kenya matalaya isagoo dadkiisa ay laayeen ciidanka kenya waxaa fiican inaad adiga daawato markaad daawato ha ilaawin inaad sheergarayso, gabadha waxaa la dhahaa xaliimo sacdiyo. video ga ka hooseeyana waa labo gabar bagaal ah oo ku nool yurub oo iyagana aad u dhleeceeyay madaxweynaha xasan sheekh

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes