Sida nabraha timaha loo daaweeyo oo ugu sahlan

Sida nabraha timaha loo daaweeyo oo ugu sahlan
fin aad u yar ayaa ka soo yaaca madaxa
Madaxa waxaa ku dhaco jirrooyin kala duwan, waxaa ka mid ah fiman yaryar inay ka soo baxaan maqaarka madaxa oo aad u xanuun badan maxaa keeno finka madaxa? 
inta badan waxay u noqonayaan jeermis ama jirrooyinka la xiriira jirka, haddaba waxaa lagu daaweyn karaa qaab dabiici ah oo aad fudud adoon daawo soo gadan ayaad daaweyn kartaa.
 waxaa laysku daraa khalka tufaaxa ka samaysan iyo biyo si siman ayaa laysugu daraa markaas ayaa si fiican laysugu qasaa maalin kasta ayaa timaha lagu dhaqaa markaas ayaa biyo lagu nadiifiyaa,  waxaa booskiisa soo gali kara khalka liinta dhanaaka iyo biyo ayaa laysku daraa, sidoo kale waxaa lagu dhaqaa timaha maalin kasta biyaha waxaa lagu baddalan karaa biyaha lagu magacaabo maa'ul wardi,  sidoo kale caleenta shaaha iyadana timaha haddii lagu dhaqo waxay ka nadiifisaa bakteeriyada keeni karta nabraha madaxa, jermiska soo gala maqaarka jirka.
marka ay jirradan qofka hayso timaha ayaa ka daata ama ka xumaada, siiba haweenka timaha dheer leh marka ay ka bukadaan madaxa maqaarkiisa aad bay u dhibsanayaan lama hurdi karaan cucun dartii.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes