Haddii aad tahay muwaadin soomaali dhab ah daawo gabadhan

Hadii aad tahay muwaadin soomaali dhab ah daawo gabadhan2
Beenta iyo barabogaantada ayay ka helaan ummadda soomaaliyeed, daawo gabadhan oo si fiican uga hadashay xaalka dadka soomaaliyeed. iyadoo ka sheekaysay horumarka waxa u diiday soomaalida iyo dhaqankooda dhabta ah, runtii gabadan waxay ka fiican tahay boqol nin soomaali qayila oo baararka fadhiya, hadal beenta ah meesha ku hayo, rag badan soomaaliyeed waxay maamuli waayeen xaasaskooda iyo caruurtooda marka mala yaabaa inay dal maamulaan
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes