Gabadh toddobo jir ah oo cunug dhashay qiso yaableh


gabadha marka ay dhashay
iyada iyo cunugeeda
Qiso aan la rumaynin marka ay dhacday, dood weyn ayayna dhalisay, sanadka 1939 aabbe ayaa wuxuu gabadhiisa oo jirto shan sano u qaaday isbitaal isagoo arkay caloosheeda aad u bararsan, wuxuu u malaynayay inuu ku dhacay cudur dibirow, laakin marka la baaray waxaa la sheegay inay uur leedahay, aabaha aad buu u naxay markuu maqlay warkaas, isbitaal kale caasimada Lima ee dalka Peru ku taalla ayaa loo qaaday si loo xaqiijiyo uurka, dhakhaatiirtii isbataalkaas oo dhan waxay isku raaceen uur inuu jiro uurkana uu yahay 7 bilood, gabadha lagu macaabayay liina ayaa dhashay iyadoo jirto 7 sano 8 bilood, waxay dhashay cunug 6 kiilo ah oo caafimaad qabo, aabihii ayaa la xiray oo waxaa lagu eedeeyay sinada qaraabada, laakin waa la soo daayay marka la waayay caddeyn, sida ay sheetay jariidada New york times 1941 uurka da'an waa wax aan dhici karin, laakin liina xaaladeeda aad bay uga duwan tahay ilmaha kale, caqli waxay lahayd aad u sarreeya, cunugga waxaa loo bixiyay jiiraaldo, ma ogaanin arinta ilaa uu ka gaaro toban sano marka ay caruurta iskuulka isla dhiganayaan ku jeesjeeseen  oo ay arinta ku dhaheen.

cunugga oo yar
cunugeeda oo walaalkeeda oo kale ah

iyada oo ey la joogta
liina iyo cunugeeda

marka ay dhashay cunugga
waqtiga ay dhashay

dhakhtarka iyo liina
dhakhtarka iyo liina
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes