Dubai oo dhisi rabta tohfa tower oo la tartami doona Eiffel

برج التحفة
برج التحفة
Dubai waxay rabtaa inay dhisto dhisme kale o aad u dheer oo la tartamaya Eiffel Tower "Eiffel Tower" Burj Khalifa or "Khalifa Tower" برج الخليفة
 waxaa loo bixinayaa tohfa tawer, برج التحفة maxamed bin raashid oo ah ninka xukuma dubai oo doortay inuu dhiso muhandis oo u dhashay dalka Spain Calatrava lagu magacaabo, wuxuu ka doortay qaabkan lix qaab gaaraya oo ay shirkado caalami ah soo bandhigeen, waxaana laga dhisi doonaa khuur dubai meesha loo yaqaano, wuxuu ahaan doonaa dhisme nidaamka casriga iyo nidaamka islaamka u dhisan
Eiffel Tower
Eiffel Tower

برج الخليفة
برج الخليفة
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes