Diyaaradda shirkadda daallo oo xamar ku dhacay

boqa daallo
duleel ayaa ka muuqda
Diyaarad raacsan shirkada duulimaadka Daallo ayaa waxay ugu soo laabatay si dirqi ah garoonka aadan cadde ee magaalada muqdisho, waxaa la sheegay inuu qarax ka dhacay diyaaradda dhexdeeda markaas ayaa dab ka kacay waxaa la sheegay hal qof inuu ku dhintay diyaaradda waxay u socotay dalka jabuuti, daruuradda waxay waday dad gaaraya toddobaatan iyo afar qof marka ay socoto nus sac in ku dhaw ayaa jug laga maqlay diyaaradda, ninka wuxuu ka dhacay meesha qaraxday oo duleelka ah aad u jeedaan hadda, ninka waxaa la sheegay inuu ku dhacay muqisho
shirkada daallo
diyaaradda soo dhacday

somali diyaarad
gudaha daruuradda
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes