Afar shay ku dadaal iskana ilaali waa maxay afartaas


afarta waxyaalood

Afar waxyaalood jiraka ayay jirro ku ridaan
  • hadal badan
  • hurdo badan
  • cunto badan
  • galmo badan
afarna jirka ayay dumiyaan
  • murugta
  • walbahaarka
  • gaajada
  • dhafarta
afarna wejiga ayay qallajiyaan quruxdiisana way la tagaan
  • beenta
  • afxaarnimada
  • su'aasha badan oo aan aqoon ku dhisnayn
  • fisqiga badan
afarna wejiga qurux iyo nuur ayay u keenaan
  • taqwada
  • oofinta
  • deeqsinimada
  • anshaxa
afarna arsaaq bay soo jiidaan
  • salaatu laylka
  • istighfaarta badan oroortii
  • sadaqada
  • xuska Alle maalinta bilowgeeda iyo dhammaadkeeda
afarna risqiga ayay reebaan
  • hurdada subaxdii
  • salaad yarida
  • wahsigamacsiyada
  • macsida

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes