Cudurka Zika waa maxay sidee lagu gartaa qofka uu hayo

cudurka qandhada
Viruska Zika ama  Zika Virus sida loogu yaqaano afka english-ka wuxuu soo baxay sanadaha tagay, waxaa laga arkay kaneecada nooc ka mid ah, wuxuu leeyahay qandho wuxuu ku badan yahay dalka Brazil, ilmaha yar yar oo dhalmada ku cusub wuxuu u keenayaa cudurka dabaysha wax u eg, marka hore qofka qandho ayaa qabanayso waxaa laga yaabaa inuu u keeno fiman khafiif ah iyo madax xanuun, ilmaha yar waxaa laga yaabaa inuu maskaxda dhib ka gaarsiiyo, sidee lagu garan karaa zika inuu kugu dhacay ? waxaad isku arkaysaa qandho iyo madax-xanuun iyo busbus wax u eg, waxaad isaga ilaalin kartaa inaad ka fogaato meelaha ay dhilmaanyada ama keneecada joogta meelaha biyaha fariistaan, haddii Alle kuu soo qadarana lagaama reebi karo.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes