Ninka dadka ka yaabiyay oo liinta ku dhex hurday

n asleep in lemon
A young man asleep in lemon
Barwaaqada ka jirto dalka somali waxaa og keliya Allaha abuuray koonka, dad badan ayaa ku rafaadsan dibadda, qaar musqulaha ayay dhaqaan qaarna dadka waayeelada ayay dharka ka baddalaan saxardana ka qaadaan, markaas ayay moodeen inay nolol fiican ku nool yihiin, marka dalka laga hadlo beeraha way yasaan waxay caayaan dadka beerta fala ama kabaha sameeya ama biraha tuma, shaqadee fiican in nin gaal oo waayeel ah aad xaarka ka qaado maalin kasta ama inaad beer falato? jawaabta qof kasta wuu garanayaa marka sawirkan keliya ayaa nagu filan inaan dersi ka qaadano
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes