Muno iyadoo 15 jir ayay uur qaaday waxayna sheegtay yaasir inuu ka dambeeyay

yaasir inuu ka dambeeyo
uur waa imaan karaa iyadoo bigra ah
Gabar 15 jir ah oo u dhalaty dalka imaaraadka carabta ayaa uur lagu arkay marka la wayddiyay waxay sheegtay inay ku baratay iskuulka wiil lagu magacaabo yaasir oo hal sano iyada ka weyn wuxuuna degan yahay dubai, waxay isku barteen chat oo internatka wayna ku sheekaysan jireen waxay tiri seddex jeer ayaan soo galiyay gurigeena iyagoo waalidiintayda  ogayn qolkayga ayaan geeyay galmo ayaan samaynay, yaasir marka maxkamada la soo taagay wuxuu yiri aniga galmo kaamil ah lama samaynin keliya waan istiimaiyay, waxaa yaab badan gabadha wali waa  bigro, naag dhakhtarad ah waxay tiri oo lagu magacaabo Saxar mascuud uur way qaadi kartaa gabadha haddii biyaha loogu shubo cambarka korkiisa waxaa laga yaabaa inay u gudbaan gudaha, gabadha waxay leedahay ilmaha waxaa iska leh yaasir isaga ayaa i uureeyay, maxkamada dubai waxay ku xukuntay in la mariyo qaanunka imaaraadka.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes