Nin iran ah : dowladaha taagta daran way na tuugi doonaan

Nin iran ah : dowladaha taagta daran way na tuugi doonaan
Naasir Makaarim Shiiraazi
Nin Sheekh shiicada iiraan ka mid ah oo lagu magacaabo Naasir Makaarim Shiiraazi wuxuu yiri dowladaha xiirka noo jaray iyagoo taageeraya boqortooyada sacuudiga waa dowlado taag daran, waxay inoo soo noqon doonaan iyagoo na tuugaya, kuwaas oo ah baxarayn suudaan jabuuti soomaali comorok
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes