Nin qoxooti oo dalka Holland isku gubay dadka hortooda

holland
dab ayuu isku shiday
Nin u dhashay dalka suuriya oo dab isku qabadsiiyay magaalada Zandam ee dalka Holland, xarunta qoxootiga laga oggolaado meel u dhow, arintan oo dhacday maalinta khamiista 21 janaayo ee bishan aan ku jirno, ninka wuxuu isku shubay bansiin markaas ayuu la soo baxay taraq markaas ayuu naftiisa gubay, dad suuriyaan ah oo meesha joogay ayaa u soo gurmaday dabka ayay ka damiyeen markaas ambalaas baa lagu qaaday, arintan waxaa la dhihi karaa midda ay ku dhaqaaqaan dadka qoxootiga yurub u tahriiba tii ugu horraysay, ninkan soomaalida ayuu id u furay soomaali badan ayaa isku gubi doonto yurub.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes