Gabadha ugu geesisan haweenka soomaali

naagta geesi ah
Run bay ku hadashay
Gabadhan waxay u hadashay si qiiro leh, waxay u dirtay fariin madaxweynaha soomaaliya mudane Xasan sheekh maxamuud, waxay ku hadashay hadal qof caqli badan ku hadlo, waxaan ka rajaynaynaa madaxweynaha gabadhan inuu hadalkeeda dhegeysto, waa video halkaan ayaad ka daawan kartaa hadalka gabadhan



 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes