Gabadh tablet soo iibsatay iyo aabaheeda day waxa dhexmary

Gabadh tablet soo iibsatay iyo aabaheeda day waxa dhexmary


اشترت إحدی الفتیات جهازا من نوع تابلت

عندما رأى أبوها الجهاز قال لها:

ما هي الخطوة التي قُمت بها مباشرة بعد شرائك الجهاز؟

قالت: وضعتُ على شاشتهِ رُقعةً، مُحافظة، تَقيها من الخَدش وغَطَّيتُ الجلد بغلاف..

الأب: وهل أجبركِ أحد على هذا؟
البنت: كلا.
الأب: بِرأيكِ بهذا الفعل.. أهنتِ الشركة الصانعة للجهاز؟
البنت: لا يا أبتِ! بل الشَّركة هي التي توصينا بوضع الغلاف! وأنا لا أريد أن يُخدَش.. لكي لا تسقط قيمته
الأب: وهل أصبح قبيحاً عندما وضعتِ الغلاف عليه؟
البنت: بنظري لا لم يصبح قبيحاً، وحتى إذا أصبح قبيحاً.. فالحِفاظ عليهِ أهم من مَنظره
نظر إليها أبوها برفقٍ وقال لها: هذا هو الحِجابُ يا ابنتي!!


Gabar ayaa waxay soo gadatay Tablet marka aabaheeda arkay wuxuu ku yiri: maxaad samaysay marka aad soo gatay tabletka?
waxay tiri waxaan saaray dhaladiisa balastik oo ka ilaaliya xagashada iyo gal xafidaya
Aabaha: qof miyaa kugu qasbay arintan?
Gabadha: maya 
Aabaha: shirkada samaysay miyaad u gaftay?
Gabadha: maya. aabe shirkada samaysay xitaa sidaas ayay dadka kula dardaarantaa, aniga ma rabo in xagasho ay gaarto oo marka qiimahiisa hoos u dhaco
Aabaha: mid xun miyuu noqday marka aad saartay galka?
Gabadha : saan u arko maya, xitaa haddii uu foolxumaado ilaalintiisa ayaa ka muhimsan
aabaheeda ayaa si tartiib iyada u eegay markaasuu yiri xijaabka waa sidan gabadhaydyeey
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes