Dooddii wiilka dhalinyarada ahaa iyo awoowehiisa

haa iyo awoowehiisa
Wiir dhalinyar ah ayaa weydiiyay awoowehiisa isagoo ay jeesjees ka tahay wuxuu yiri awoow waagiina sidee baad ku noolaan jirteen teknolajiya la'aan diyaarad la'aan iyo computer la'aan iyo mobile la'aan iyo internet la'aan? awoowaha ayaa u jawaabay wiilka yaraa wuxuu yir: wiilkaygayow sida hadda aad ku nooshihiin waqtigiina salaad la'aan cibaado la'aan iyo tarbiyo la'aan iyo adab la'aan iyo akhlaaq la'aan, wiilkii waa isku naxay, qisadan waxay xambaarsan tahay cibro ballaaran oo la rabo in laga faa'idaysto.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes