Cunug toddobo jir ah oo reerkiisa eey u guuriyeen


cunug yar arsoos
cunugga arooska
Famil ku nool bariga dalka india ayaa waxay ku qasbeen cunug 7 jir ah inuu guursado ey lunsan sidii ruuxaanida xun looga buriyo,  waxay sheegeen burjigiisa inuu tilmaamayo naagtiisa ugu horraysa inay dhiman doonto iyadoo yar, marka sidaas bay ugu dareen ey waxay u xireen dharka arooska cunugooda waxay ku qasbeen inay ku daraan xaflad ayaa loo dhigay dadka xaafada ayaa isugu soo baxay meesha xafladda daawo muuqalka arooska


 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes