Cudurka cusub ee dhakhaatiirta wareeriyay nin jirkiisa geed camal noqday

cudur daran  Alle hanaga badbaadiyee
gacmaha eeg sida ay noqdeen
Wiil jiro 25 sano waxaa ku dhacay cudur lala yaabay oo aan weligii la arag, cudurkaas waa cudur maqaarka ku dhaco, wiilka gacmihiisa waxay noqdeen sida laamo geed meel kasta ayaa laafo uga soo yaacay, waxaa la sheegay cudurkaas inuu ku dhacay isagoo jira 10 sano hadda waxaa lagu daaweynayaa isbitaal ku yaalla magaalada daka ee caasimada dalka Bangladesh, jirradan afka ingiriiska waxaa lagu yiraahdaa Human Pappiloma Virus afka carabigana waxaa la dhahaa  الورم الحليمي البشري dhaqaatiir kala duwan oo caalamka ka kala yimid ayaa waxay u raadinayaan daawo ilaa iyo hadda daawo waa loo la'yahay, waxaa la sheegay jirradan inay leedahay 100 nooc wax gaaraya 30 nooc waxay ku dhacayaan xubnaha taranka, waxaad fahmaysaa marka aad daawato sawiradan ninkan Alle subxaanahu wataacaala waxa uu naga hayo, Ilaahay ha caafiyo ninka
wiil cudur ku dhacay
 
gacmaha aad bay
eeg sida ay gacmaha noqdeen

lugaha oo geed oo kale ah

ninka jiifa

ninka aduunka laga
jirkiisa geed oo kale buu noqday

eeg sida ay lugaha noqdeen b
eeg sida ay lugaha noqdeen

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes