Qaraxa xeebta liido aminarts muxuu ka sawiray

amin amir55
qaraxa liido amin arts
Heebta liido ayaa dad badan lagu xasuuqay oo lagu tuhumay shabaab inay ka dambeeyeen, waxaa runtii wax lala yaabo weeye dad in loo dilo sida ariga oo kale, eed sawirka amin arts xeebta leedo uu ka sameeyay maanta marka uu dhacay qaraxaas, sidoo kale waxaa la sheegay 20 qof inay ku dhinteen qaraxa ka dhacay magaalada muqdisho xalay, sheekadan oo  kale waa la garanayaa dadka ka dambeeyo, waa daka caalamka oo dhan qas ku wada waa gaalada oo ay soo adeegsanayaan dowladaha carabta qaarkooda
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes