Gabar facbook ku sheegtay in si daran loogu xadgudbay daawo muuqaalkeeda

arab somali girl
gabar asharaaf ah
Gabartan waa sharaaf waxay sheegaysaa nin inuu ku been abuurtay oo uu ka faafiya waxyaalo an sugnayn marka video ayay soo duubtay oo ay ku sheegayso dhibka ninkaas iyada u gaystay waxayn dadka soomaaliyeed ka codsanaysaa ninkan in laga qabto, marka aad daawato ayaad ka garan kartaa muuqalkan waxa aan meesha k soo qoray eeg muuqalkan oo yaabka badan, raga qaar waxay u dhaqmaan si doqonnimo ah, oo naxariis aan ku jirin

 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes