Magalaada Nairobi iyo fadeexada madaxweynaha xasan sheekh

amin arts
sujuuda xasan sheekh amin arts
Madaxweynaha somali xasan sheekh oo aad u fadeexoobay, markii la soo sawiray isagoo madaxa u raaricinaya qabriga caskariga aan la ogayn, soomaalida badankoda aad bay u faafiyeen sawirada laga soo qaaday madaxweynaha oo rukuuc wax ueg ku jira, taasoo culima badan u arkaan inay gaalnima tahay, sida culimada salafka oo kale, dadka mad'habkaas qaba xasan sheeg agtooda gaal buu ka yahay, si kastaba ha ahaatee arag sawirka laga soo qaaday ninkan, xitaa farshaxanka weyn wuu soo sawiray isagoo rukuucsan, taas oo tilmaamaysaa ninkan inuusan ahayn qof shakhsiyad leh.
xasan sheekh

shirkiga

gaalnimada
daawo muuqalka madaxweynaha marka uu u rukuucayo qabriga 


 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes