Uganda casimadisa kambala ayaan joogaa guur baan rabaa

Asc walalayal
Dhamantiina
Rag iyo dumarba
Waxan ahay
Nin guur udiyar ah
Hadu ale idmo
Waxan kunolahay
Africa gar ahan
Uganda casimadisa kambala
Magacey wa
Abdululahi Ahmed Noor
Waxan jiraa 30 sano
Waxan rabaa
Gabar ama garoob
Hadba midu ale igu daro calaf
Lakin wa in ay tahay
Mid wanagsan
O din iyo dhaqan wanagsan leh
Laba wadan midkod aya karaba
Sida America ama Canada
Da.dedo wa inay  ahato
27 ila 30  sano
Walalayal waxan
Ka cudur daranaya
Inan hada sawir an hayin
Iga rali ahada dhamantina
Lkn hadu ale idmo oo an helo
Qof an is fahano
wan udiyarinaya imo ga ama veberka aya iska arkidoona
  Insha allah
waxan jeclan laha
Inan idin kahelo jawab sax ah
Idinko mahad San
Waxaan u arkaa
In gabdhahena ay kahadlan
Dantoda  in ayhin wanag doon
Halka kuwa kale aysan wanag don ahayn wad mahad sanyihin
Tefonkeyga wa +256793818383
Ma lihi ciwan kale
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes