Robert Mugabe akhri hadalkuu yiri oo yaabka badan

 
africa
Robert Mugabe sleep
Madaxweynaha Zembaabwe
Robert Mugabe wuxuu yiri golaha amaanka isagoo fadhiya waan hurdayaayee isoo kiciya hadalka Obama iyo Holland kadib, haddii uu cameroon hadalka qabsado i dhaafa hurdadayda aan watee, shiinaha iyo ruusha hadalkooda ayaa igu filan, ma jecli inaan dhegaysto maashaaikalada raga qaniisiinta iyo haweenka qaniisyaasha, saaxiibayaashaydana ha hurdaan, hurdada ayaa ka muhimsan sambacyadan hadalkooda
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes