Ordoghaan oo bilad siiyay duuliyaha diyaarada ruushka soo diray

Ordoghaan oo bilad siiyay duuliyaha diyaarada ruusha soo diray
Madaxweynaha turkiga iyo  duuliyaha
Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Ordoghan oo la sheegay inuu bilad siiyay labada duuliye oo soo riday diyaaraddii dagaalka ee ruusha lahaa, markii ay hawada dalkaas soo  gashay, dowladda ruusha oo xiriirkeeda badashay marka laga soo riday diyaaradaas, taasoo keentay inay go'aanno badan ka qaadato dalka turkiga, hadaba waxay tilmaamaysaa arintan inay dawladda turkiga aysan ka dhiiban doonin cudurdaar soo ridida diyaaradda
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes