Madaxweynaha Gambia oo ku dhawaaqay dawlad islaami

dalka gambiya
Madaxweyne Yaxye Jaamac
madaxweynaha
Waa geesi
Madaxweynaha dalka Gambia Yaxya Jaamec wuxuu ku dhawaaqay dawladda dalka Gambia inay tahay dowlad islaami ah, waxaa la sheegaa inay gaarayaan muslimiinta ku nool dalkaas boqolkiiba sagaashan iyo shan 95% tirada dadka  dalkaas oo dhan waxay gaarayaan 1.8 malyuun qof waxaa kaloo ku nool dalkaas dad kirishtaan ah iyo kuwo mushrikiin ah, gamabiya waxay ka mid tahay wadamada afrikada ugu yar dhul ahaan, laakin waa dad muslimiin sunni ah oo haysta mad'habka imaam maalik oo ahaa imaamka daarta hijrada (madiina) islamarkaana ahaa ninka wax soo baray imaam Al-shaafici.
madaxweynaha ga,bia oo kitaabka jaamaca gacanta ku hayso2
Isagoo Quraanka kariimka hayo

saraakiil sare
Ciidanka dalka
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes