Labadan gabar yaa run sheegaya

siikllll
Dadka soomaaliyeed marka ay yurub galaan waxay u kala qaybsamaan labo qaybood qaybta koowaad : dad dhahaya yaan la soo bixin, yurub waa meel xun waan ka shalaynayaa, inaan soo baxo ma ficnayn, qof kasta oo soomaaliyeed waxaan u sheegayaa inuu dalka ka fiican yahay meel kasta dundi aad joogto, qaybta labaad : waxay ku leeyihiin yurub waa meel lacag taalo ee soo baxa imaada tahriib soo gala, habada yaa run sheegaya,  labadan qof aragtidaada ka dhiibo

Gabadhan waxay leedahay yaan la soo bixin yurub wax ma yaalo



gabadhanna waxay leedahay yurub lacag ayaa taalo

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes