Yarka Soomaaliyeed sameeyay dayuurad iyo gawaari

yarka soomaaliyeed
guuleed iyo marwaxada
Gumaysiga markuu soo galay dalka Soomaaliya wuxuu arkay dadka birta tumaya oo samaynaya qalab kala duwan markaas ayuu fikrad xun ka faafiyay si loo takooro arintaasna way dhacday dadkaas waxaa loo bixiyay tumaal iyo midgaan iyo madhibaan ama ooji ama anjalaay, magacyadaas oo dhan waxay isugu soo biya shubanayaan dadka soomaaliyeed oo farsamada gacanta ku dheerayn jiray sidoo, kale dadka kobaha soo saaro waa la caayi jiray, waxaas oo dhan waxay ahaayeen been gumaystaha faafiyay oo uu rabay inuu dadka ka reebo inay wax soo saaraan, tumaal ka weyn ma jiraa tumaalka diyaaradda sameeyay? 
Qisada wiilkan oo sameeyay gawaari kala duwan iyo dayuurad iyo marwaxad waa qiso aad u yaab badan oo looga baahan yahay dadka somali inay fiiro gaar u yeeshaan, wiilkan waxaa lagu magacaabaa Guuleed wuxuu ku nool yahay magaalada boohoodle waa agoon, wuxuu u baahan yahay dad gacanta ka qabto, maanta haddii ay arkaan shisheeeyaha horay ayay ka qaadanayaan si ay uga faa'idaystaan maskaxdiisa. 
 
gawaarida
diyaaradda uu sameeyay

guuleed
gawaarida



daawo muuqaalka video-ga

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes