Gabar soomaaliyeed Quraanka laasimtay

aqoonta dumarka
Quraan akhriska
Hablaha soomaaliyeed Quraanka badankooda way akhriyaan marka loo eego naagaha kale dunida, waayo gabar soomaaliyad oo aan dugsi quraan soo dhiganin way yar tahay, iyagoo yaryar ayaa la soo baraa quraanka, qaar way xafidaan qaarna kitaabka ayay ka akhrin karaan hadabada sawirka waa gabar oo quraanka taqaano soo dhigtay sawirkan Facbook
naagta raaliyada ah
Xafidaada quraanka

gabar somali 77
Jacaylka Quraanka waa waxa la rabo

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes