Webka talooyinka bulshada cusub

http://www.maamul.com/
Somalida weebabkooda inta badan waa isku qaab wayna kala qaataan, webka maamul.com waa weebka ugu horreeyay oo la dhihi karo webka loogu talagalay in lagu xaliyo maashaakilada dadka haysto dhinac waliba, webka waxaad ku qoraysaa dhibka ku haysto waxaad arkaysaa intaas qof soomaali ah ku siinayo talooyin kala duwan oo xalin kara mushkilada ku haysato, webka maamul waa web cusub oo si sahlan aad uga soo diri kartid dhibkaaga, sidoo kale waxaad ka faa'idaysan kartaa mushkiladaha dadka soo qoray oo looga jawaabay. linkiga aad ka soo diri kartid su'aashaada waa kan http://www.maamul.com/soodir
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

1 comment:

  1. Anonymous11/19/2015

    waxaan ahay nin guurdoon ah dadaydu 32

    xaas leh doonaya xaas labaad

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes