Khadiijo Mayoow oo Cawke si fiican uga hadashay

Khadiijo Mayoow oo Cawke si
Khadijo mayow abuukar oo ka mid ah wariyeyaasha soomaaliyeed ugu caansan oo ku nool magaalada Nairobi dalka Kenya ayaa waxay aad uga hadashay wariyaha dhowaan ku geeriyooday dalka soomaaliya gaar ahaan gobolka ay itoobiya ka haysato soomaliya,  ninkaas oo caan ku ah Cawke, waxaad ka daawan kartaa muuqalka khadiijo mayow halkan

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes