Gabar codkeeda caalamka ka yaabiyay daawo

yaabiyay
Gabar u dhalatay galbeedka carbeed oo lala yaabay codka ay ku akhrinayso Quraanka kariimka qiraa'ada waa naafic hala yaabin waxay ka mid tahay toddobada qiraa'ha oo loo akhriyo quraanka kariimka, gabadhan oo codkeeda dad badan saameeyay oo ku nool dunida waa video waxaan rajaynaynaa daawasho wacan
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes