Isla si miyay dareemaan wiilasha iyo gabdhaha

Waxaad ogaataa wixii naagaha awood u keeno ragana inuu sidaas oo kale ku saamaynayo, waayo nolosha ayay wadaagaan, wuxuu taraa kaluunka xaga galmada awood iyo karti, nimanka todobaadkii labo jeer cuno mallayga waxay leeyihiin awood galmeed oo daran, marka hore kaluunka wuxuu adkeeyaa geedka ninka sidoo kale qofka wuxuu ku abuuraa raaxo aan la soo koobi karin, waxaa kaloo la mid ah kaluunka digaaga iyo qooleyda iyo ukunta, raga ay dishay siigada oo bahalkooda daciifay, waxay ku soo celin karaan awoodda galmo, inay badsadaan cuntada ninka u soo celisa kartida galmada, waxaa ugu hooreeya cuntadaas kaluunka, waxaa isweydiin mudan naagaha iyagana raaxo la'aan haddii ay hayso kaluun wax ma u taraa? guud ahaan waxaa la ogyahay wixii fitimiin badan leh oo ninka awood u keeni kara dumarkana inuu sidaas oo kale jirkooda awooddaas soo gelinayo, naagaha aadka u cuno kaluunka ama qudaarta badan way ka kacsi badan yihiin kuwa sidaas aan ahayn, sidaa darteed waxaad arkaysaa dadka dega badaha agtooda inay ka galmo jecel yihiin dadka kale, tusaale ahaan soomaalida xeebta u dhow ayaa aad u jecel raaxada galmada marka loo eego dadka meelaha kale ku nool.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes