Bariirah oo haarta kuu sharxayso sida loo tirtiro

Dad badan ayaa jira wjiga ka leh madow iyo fino oo u baahan, haarta wejiga qaabka loo tirtiro, sidoo kale qaabka wejiga loogu cadeyn karo liinta iyo sokorta, waxaad ka daawan kartaa muqaalkan oo inoo sharxayso walaasheena Bariirah oo ah marwo soomaaliyeed waxaan idin rajaynayaa daawasho wacan

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

1 comment:

  1. Shariifa11/30/2015

    abaayo aad baad u mahadsan tahay sida aad noogu faa'idaysay

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes