Labada cadow ugu xun iyo amin arts

Waxaan shaki ku jirin labada dal oo deriska la ah somali oo ah itoobiya iyo Kenya inay yihiin dadka ugu jecel badan inay soomaali sidan u burbursanaato, waayo waxay ka heystaan dhul badan oo ay ku nool yihiin dad soomaaliyeed oo gumaad ku jiro, amin arts oo lagu tiriyo dadka caanka ah xagga siyaasadda ayaa wuxuu soo sawiray sawir lala yaabay kaas oo ku shabahay labo yaxaas oo matalaya Kenya iyo itoobiya oo sugaya somali inay cunaan eeg sawirka

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes