Waxa ugu yaabka badan uu sameeyay Kim-Jong-un

kaluun
Kim Jong-un kursi jabay soo saaraya
Madaxweynaha koonfurta kuuriyada waqooyi Kim Jong-un
oo la sheegay inuu dil ku xukumay nin oo madax ka ahaa garoon kubbad lagu cayaaro, sabtana oo la sheegay kursi jabsan dartii, wuxuu booqday madaxweynaha dalkaas garoonka markaas ayuu arkay kusri meesha ka foqsan kaddib waxaa loo yeeray dadka ka mas'uul ahaa garoonkaas kubada cagta kaddib ayaa la dilay ninkaas oo madaxa ka ahaa garoonka kursigaas dartii, sidoo kale sheekooyin la mid ah arintaas ayaa ka dhacay dalkaas, waxaa la sheegay inuu dilay injineer oo airport dhisay maxaa yeelay kama helin qaabka uu u dhisay, sidoo kale nin sarkaal weyn ayuu dil ku xukumay maxaayeelay wuxuu hurday iyadoo loo joogo mel dhoolatus caskari lagu samaynayo
Kim Jong-un
Kim Jong-un oo kaluunka eegaya

Kim Jong-un3
Kim Jong-un yaanyada fiirinay
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes