Qaylada raaxada iyo midda xanuunka

Qaylada naag kasta kama timaado xiliga galmada, naagaha qaar ayay ka timaadaa, qaylada waa labo nooc midda koowaad xanuun ayaa keena, gabadha bigrada ah marka loo tagayo xanuun daran ayay dareemaysaa, sida dumarka qaabka xun loo guday oo meesha oo dhan laga toltolay, dumarkaas marka ninka u tagayo aad bay u xanuunsadaan way ooyaan xanuun dartii, kuwaas qaylada waxaa ka keenay xanuun, midda labaad qayladada raaxada, dumarka qaar ayaa raaxo awgeed la qaliya , qayladaas waxaa laga wadaa aboowe sii wad macaan baan dareemayaa, qaylada noocaas ninka aad buu ugu raaxaysanayaa, qooq badan ayuu ka sii qaadayaa, marka uu arko xaaskiisa oo qaylinaysa, qaylada kacsiga neeftuur badan ayaa la socda inta badan iyo indhaha oo ay damuujiso gabadha.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

2 comments:

  1. Anonymous10/21/2015

    aniga waxaan isku arkay taah marka ninka aan shaqda la bilaabo siiba marka galmada dhabta bilaabato taas qaylo miya

    ReplyDelete
  2. walaal qaylada iyo taaha naagta waxaa u keeno raaxada galmada naag kastana ma qayliso taaha waa sida qaylada oo kale

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes