Xulka 2015 ee amin arts photos

Dadka oo dhan way og yihiin wayna galaan webka caanka ah ee uu leeyahay amin amir oo ka mid ah farshanleyaasha ugu caansan, sawirada ugu khatarsan uu soo sawiray sanakan ayaan kuu soo bandhigaynaa, kuwaas oo tilmaamaya meesha ay taagan tahay xaaladda dalka soomaaliya, waxaa door weyn ka cayaaraya sawiradan dam jadiid iyo madaxweynaha soomaaliya xasan sheekh, amin arts wuxuu si fiican u weeraray sanadka 2015 madaxweynaha iyo kooxda dam jadiid daawo sawirada maanta aan kuu soo doornay:


2016 miyaa
xasan sheekh sariir saaran

yaabka muuryaanta
taariikhda muungaab

nuugmada amison
nuugmada afrikaanta


kaarada
somali iyo gumaysi cusub
afgooye amin arts
Xasan sheekh khudbo

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes