Hassan Daahir maxaa dooriyay

Sawirkan aad buu u faafay, waxaa ka muuqda meesha Xasan daahir aweys iyo nin cadaan ah oo lagu mgacaabo Pekka Haavist, sida la ogyahay xasan daahir waxaa lagu tirin jiray nin ku ad'adag diinta, oo waligiisa  ku jiray  gaal nacayb, laakin hadda sawirkaan maxaa lagu fisiri karaa, tolow maxaa iska baddalay sheekha oo la dhahay afghaanistaan ayuu ku soo jihaaday, aawey dadka masaakiinta wax kasta oo loo qurxiyo iska qaadan jiray, gaalka marka adiga aad la saaxiibto oo aad jacayl u muujiso waa xalaal, laakin marka aad ku aragto qofka aad nacayb tahay waa xaaraan, qisada cabdullaahi yuusuf iyo itoobiyaanka waa la wada yaqaanaa, markii cabdullaahi yuusuf la soo doortay oo baydhabo uu tagay waxaa lagu haystay gaal jacayl ayaa ku jiro, waa in lala dagaalamaa

xasan

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes