Pro Ahmad Omar Hashem

Taariikh nololeed

أحمد عمر هاشم
أ.د. أحمد عمر هاشم

Qeexid:
Axmed Cumar Haashim wuxuu dhashay 6  Febraayo 1941 waxa uu ku dhashay tuulada Bani Caamir xarunta  Zaqaaziq  waa ustaadka Xadiiska iyo cilmiga  xadiiska ee Jaamacadda          Al- Azhar, waa  xubin ka tirsan majmaca baxsiyada Islaamiga iyo xubin hore  Golaha shacabka  ee dalka masar  Wuxuu ka qalin jabiyay Kulliyadda usuul addiin  ee  jaamacadda Al-Azhar sanadka 1961- wuxuu helay shahaadada sanadka 1967, waxaa loo magacaabay muciid qaybta xadiiska,  ee kulliyadda usuusl addiin,wuxuu helay shahaadada Masterka  qaybta xadiiska iyo culuumtiisa 1969, Wuxuu ku qaatay markaas doktooraah  isla takhasuskiisa waxuu noqday ustaadka Xadiiska iyo culuumtiisa sanadka 1983, Waxaa loo magacaabay Agaasimaha Kulliyadda usuul addiin ee gobolka Zaqaaziiq 1987,  wuxuu  noqday 1995 madaxa  jaamacadda Al-Azhar
Jagooyinka uu qabtay:
Xubin ka mid ah Golaha Culimada waaweyn
xubin ka tirsan majmaca baxsiyada Islaamiga
Xubin hore Golaha shacabka
Guddoomiyaha barnaamijyada diinta TVga Masaarida, mar hore
Kutubtiisa waxaa ka mid ah:
1. Islaamka iyo dhismaha shakhsiga.
2. Hadyiga sunnada nabiga.
3. shafeecada xagga Quraanka iyo Sunnaha iyo raddinta dadka inkiraya.
4. Isbahaysiga loogu hortagayo  caqabadaha.
5. Islaamka iyo dhalinyarada.
6. sheekooyinka sunnada.
7. Quraanka iyo Laylat al-Qadrka
تعريف:

أحمد عمر هاشم (مواليد 6 فبراير 1941) ولد بقرية بني عامر مركز الزقازيق أستاذ الحديث وعلومه بجامعة الأزهر، وعضو مجمع البحوث الإسلامية وعضو مجلس الشعب المصري السابق.

تخرج في كلية أصول الدين جامعة الأزهر عام 1961. حصل على الإجازة العالمية عام 1967، ثم عُين معيداً بقسم الحديث بكلية أصول الدين، حصل على الماجستير في الحديث وعلومه عام 1969، ثم حصل على الدكتوراه في نفس تخصصه، وأصبح أستاذ الحديث وعلومه عام 1983، ثم عُين عميداً لكلية أصول الدين بالزقازيق عام 1987، وفي عام 1995 شغل منصب رئيس جامعة الأزهر.

الوظائف التي تولاها:
عضو هيئه هيئه كبار العلماء
عضو مجمع البحوث الاسلامية
رئيس لجنة البرامج الدينية بالتليفزيون المصرى، سابقا

من مؤلفاته:
1.     الإسلام وبناء الشخصية.
2.     من هدى السنة النبوية.
3.     الشفاعة في ضوء الكتاب والسنة والرد على منكريها.
4.     التضامن في مواجهة التحديات.
5.     الإسلام والشباب.
6.     قصص السنة.
7.     القرآن وليلة القدر
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes