Pro Ahmad Aldayib


sheekha al-azhar
أ. د. أحمد الطيب شيخ الأزهر


Nolosha qoraha
Wuxuu ku dhashay tuulada Al-qurana galbeedka magaalada Al-uqsor seddexda bisha Safar sanadka 1365 oo waafaqsan lixda Janaayo sanadka 1946, wuxuu ka dhashay qoys ashraaf ah oo ku caanbaxay aqoon iyo diin, wuxuu ku barbaaray aabbihii agtii isna sheekh ayuu ahaa oo la dhihi jiray Maxamed Aldayib- Allah ha u naxariistee-, wuxuu xifdiyay Quraanka isagoo jira toban sano, wuxuu galay machadka Isna diiniga ah, kaddibna machadka Qina diiniga ah, wuxuu ka qalinjabiyay kulliyadda usuul addiin 1389 H. /1969 M. waxaa laga dhigay muciid, wuxuu wax ka bartay culimada waaweyn ee Al-azhar, wuxuu sii waday daraasaadka sare ilaa u ka helo digtooraada oo uu ka qaatay kulliyadda usuul addin ee Qaahira sanadka 1397 H./1977 M.
Wuxuu wax ka dhigay jaamacadda Al-azhar iyo kuwa carabta iyo kuwa islaamiga, Riyaad , Dowxa, Alcayn, Islaam-abaad.
Wuxuu qabtay jagada mutiga jamhuuriyadda Masar sanadka 1423-1422 H. /2002-2003 M. kaddib agaasimidda jaamacadda Al-azhar sanadka 1423 H. /2003 M. ilaa sanadka 1431 H. /2010, kaddib mashiikhada Al-azhar ayuu qabtay ilaa maantan aan joogno.
Waa qof wata qorshe fikri oo u dhammaystiran cusbooneysiinta, wuxuu kulminayaa asalka iyo casriga, wuxuu la dagaallamayaa ku adkaanta fahamka dhaxalka diiniga, isla maarkaana wuxuu la dagaallamayaa xadgudubka iyo fakashada xagga xoriyadda fikirka.

Waxaa ka mid ah buugaagtiisa iyo tarjmadahiisa:
1- Aljaanib annaqdi fii falsafati abi albarakaad albaghdaadi, Daar Ashuruuq
2- Tarjamada kitaab alwilaaya wannubuwa cinda sheekh Muxyidiin Ibn Carabi, waxaa lagu faafiyay maraakish dalka marooko sanadka 1419 H. /1998, mar labaad ayaa lagu faafiyay Masar Sanadka 1424 H. /2004 M.
3- Tarjamada muqaddimaad alfaransiya lil mocjam almufahras li alfaad alxadiis annabawi, waxaa lagu faafiyay jaamacadda qadar sannadka 1414 H. /1998 M.
4- Nadaraad fii fikri al-imaam abi al-xasan al-ashcari, Aaar Al-qudsi Al-carabi
5- Xadiis fii al-cilal wa al-maqaasid, Daar Dl-qudsi Al-carabi


نبذة عن المؤلف:
وُلِدَ في قرية القُرَنَة غَرب مدينة الأَقصُر في الثالث من صفر الخير سنة: 1365 ه الموافق للسادس من يناير سنة: 1946م، من أُسرةٍ شريفةٍ مشهورةً بالعلمَ والتَّديُّن، وتَربَّى فى ساحةِ والِدِه الشيخ محمد الطيب – رحمه الله- وحَفِظَ القرآن الكريم في سنِّ العاشرة، والتحق بمَعهَد إٍسنا الديني، ثم بمَعهَد قنا الديني، وتََخرَّج من كلية أصول الدِّين في القاهرة سنة: 1389 ه / 1969م، حيث عُيِّن معيداً بها، وتلقي العلم علي كبار علماء العصر بالأزهر الشريف، وتدَرَّجَ في الدراسات العُليا حتي حصل علي العالمية،(الدّكتوراة) من كلية أصول الدين بالقاهرة سنة: 1397ه / 1977م.
دَرَّسَ بجامعة الأزهر والجامعات العربية والإٍسلامية بالرياض والدَّوحة والعَين وإسلام آباد.
تقلد منصب مُفتى جمهورية مصر العربية سنة: 1422-1423 ه /2002-2003م، ثم رئاسة جامعة الأزهر، سنة: 1423 ه / 2003م، إلي سنة: 1431 ه / 2010م، حيث تولي مشيخة الأزهر الشريف إلي يومنا هذا.
وهو صاحبُ مشروعٍٍ فكريِّ متكاملٍ للتجديد، يعتمدُ علي الجمعِ بين الأًصالةِ والمُعاصرةِ، ويقاومُ الجمودَ في فَهمِ الإِرثِ الديني، وفي الوقتِ نَفسِه يقاومُ الاستهتارَ والشَّطَطَ في حُريَّة الفِكْر.
مِن مُؤلَّفاتِه وتَرجماتِه:
1- الجانبُ النقديُّ في فلسفةَ أبي البَرَكات البغداديّ، دار الشروق.
2- ترجمةُ كتاب الولاية والنُّبُوَّة عند الشيخ مُحيِي الدين بن عربي، نُشِرَ بمراكش- المغرب، سنة: 1419 ه /1998م، ثم أُعيد نَشرُه بمصر، سنة: 1424ه /2004م.
3- ترجمةُ المقدِّمات الفرنسية للمعجم المفهرَس لألفاظِ الحديث النّبويّ، نُشِرت بجامعة قََطر سنة: 1414ه /1998م.
4- نظراتٌ في فِكرِ الإمام أبي الحسن الأشعريّ، دار القدس العربي.
5- حديثٌ في العِلَلِ والمقاصِد، دار القدس العربي.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes