Nin isagoo sujuudsan wiishka ku soo dhacay Makka

Daraad ayaa waxaa ku soo dhacay wiish dhismeed dadkii xajka u joogay makka, waxaa ku dhintay goobtaas dad gaaraya 100 wax ka badanna way ku dhaawacameen, Ilaahay jannadiisa ha galiyo,  sawirada ugu mucjisada badnaa waxaa ka mid ah ninkan oo ku dhintay meesha isagoo sujuudsan 

khaatimo suuban
Waa sujuudsan yahay eeg

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes