Markabkan eeg sida loo saaran yahay

Dadka soomaali keliya kuma koobna yurub jacaylka, ee waxaa soo galaya dad badan oo carab ah iyo afrikaan ah, dadka maanta ku dhimanaya badda markaad eegto adaaba naxaayo, maxaayeelay aad bay u rafaadsan yihiin, waxay ka safaraan liibiya ama turkiya badda ayay maraan si ay u galaan dalalka yurub, waxaa ku jiro dadkaas tahriibaya naago caruur wata iyo qaar uurl leh, sawirkan wuxuu kuu sheegayaa sida ay tahay xaalada dadka

markab lagu aruursan yahay
bad ayaa lagu hoobanayaa

markabv
dad kor saaran

reer marko
waa yaabka yurub

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes