Noocyada dahabka u kala baxo Kinds of gold

dahabka caadiga ah oo caanka
dahabka caadiga ah
Dahabka midabkiisa caadiga ah waa jaallo oo caan ah aan wada garanayo, ma jiro dahab cad haddii waxyaabo kale lagu dheeho mooyee, maalmahaan waxaa soo batay dahabka cad, waxay bilaabeen dadka dahabka sameeyo inay ku daraan dahabka zank iyo naykal iyo qalin, kaddib waxaa soo baxayo dahab cad oo qurux badan, qiimahana wuu ka raqiisan yahay dahabka caadiga ah, dahabka midabkiisa wuu isbaddalaa marka wax kale lagu daro sida birta ama macdanta ama maarta oo kale si kale ayuu noqnonayaa.
nice gold
dahabka cad
faraanti dahab
fargashi

dahabka astaamaha lagu garto waxaa ka mid ah ma miriro, haddii muddo badan meel la dhigo xitaa isma baddalo, haweenka marka ay alaabta dhaqayaan iyagoo dahab xiran isma baddalo biyhaas ma saameeyaan, laakin macaadinta kale marka ay biyo dhowr jeer gaaraan midabkooda wuu tirtirmaa, haddii aan ku aasno dahab dhulka dhowr sano kaddib aan soo saarno, waxaan arkaynaa sidii lagu galiyay inuu ahaanayo, keliya boorka ayaa laga dhaqayaa waxaad arkaysaa isagoo sidiisa u birqaya, sidoo kale dahabka ma gubto, nooc kale ayaa jiro dahab ah oo lagu magacaabo balaatiin dahabka wuu ka qaalisan yahay, dahabka naagaha way xiran karaan laakin nimanka looma ogola inay xirtaan, sidoo kale dahabka weel oo raashin lagu cuno lagama dhigan karo diinta ayaa reebtay, ninka ma qaadan karo faraanti dahab ah,  dahabka waa kala tayo leeyahay waxaa nambaro ayaa u degsan waxaa jir 18 ama 21 ama 22 iyo 24 waana qala qaalisan yahay sicirka, qiimaha waxaa ugu qaalisan kan ah 24, inta badan waxaa la gataa dahabka waqtiga ninka guursanayo haweenka aad bay u jecel yihiin.

 
dahabka asalka ah
Marka la dhalaaliyo

 dadkii hore dahabka lacag ahaan ayay u adeegsan jireen hadda booska dahabka waxaa gashay booskiisa lacagta.
 
lacag dahab ah
shilimaan
gold of money
lacag

 marka aroosadda waa in loo gadaa silsilad (katiinad) iyo jijimo iyo dhego, ninkaan naag u samaynin sidaas waxaa loo arkaa bulshada nimaan siinin naagta xaqeeda guurka, dalalka qaarkooda ninka waxay dusha ka saaran suun dahab inuu u iibiyo yarta uu la aqalgali rabo

waxaa la arkay dad badan oo hantiileyaal ah oo dahabka waxyaalo lala yaabo ka sameeyay sida mobile gaari bistoolad shaati iyo waxaaybo kale oo badan


bistoolad
Bistoolad
nin hindi
Nin shaati ka samaystay
nokia
mobile
car from gold
gaari

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes