Kacbada shabaheeda oo xamar laga dhisay si looga barto axkaamta xajka

Waxaa laga hirgaliyay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada hodon, dhisme loo ekeeysiiyay kacbada si ay dadka uga bartaa axkaamta xajka iyo qaabka loo gudanayo dhawaafka,  arintan waxaa samaysay mu'asaso lagu magacaabo safaa, daawo sawirada laga soo qaaday goobtaas



dadka dhawaafaloo sameeyay

qaabka kacbada

dhawaafka naagaha

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes