Facbook sidee loo soo celiyaa haddii lagaa xiro

Marka laga shakiyo inaad tahay qof magaciisa saxa ah wata iyo in kale Facbook wuu kaa joojinayaa galitaanka wuxuu kuu soo saarayaa sawiro oo ay iska leeyihiin dadka aad saaxiibka la tahay sawiradaas ayuu kugu imtaxaanayaa haddii aad sheegi karto iyo haddii kale

Sideen isaga ilaaliyaa in la iga xiro fecabuugga

  1. dadka taag ha u dirin
  2. dadka invitiona ha ku badanin
  3. linkiyada diraddiidooda iska ilaali inaad badsato
  4. qof aadan saaxiibo ahayn haku darsanin

marka haddii ay dhacdo qaabka aad ku soo celin karto akawntigaaga waa inaad facebook meel kale ka furto marka uu kuu keeno sawir iyo magacyada waa inaad magaca ka dhex raadisaa facebook laakin wakhti ayay qaadanaysaa waxaa la rabaa si degdeg in looga jawaabo su'aalahan  





 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes