Cabdinaasir Ismaaciil Ciise waxaan joogaa puntland guur baan rabaa


Asalaamu calaykum


Walaal anigga  waxaa laydhahaa   cabdinaasir  ismaaciil ciise   waxaan joogaa  puntland  Bosaso 

E- mailkagu waa kan idinka soo diray

Waxaan jiraa    25sano

Waxaan ahay lab

waxaan doonayaa gabar jirta  inta udhaxaysa  25--35   oo ah gabar akhlaaq wanaagsan diinta ku wanaagsan  hadana  aqoon maadi ah leh inshaa alaah intaa ayaan codsanayaa   sawirkayga waxaan soo dirayaa markii ad isku  kaaya xirtaan gabadha  aan rabo
                                      
                                                   wabilaahi tawfiiq

waxaan wataa telka ah 00252907743075
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes